March 03 2018 2Comments

MAAREEYAHA GUUD EE SHIRKADA SOMPOWER OO KA HADLAY ADEEGA DHINACA LAYDHA IYO DADAALKA AY KU JIRAAN

Maaerryaha guud ee shirkada sompower mudane ahmed Mohamed abdirahman(wayso)ayaa shir jaraa,id oo uu kaga hadlay manta magaalada Hargeisa waxa uu kaga waramay adeega korontada ee ay bixiyaan , maareeyuhu isga oo ka waramaya sidii ay bilaabantay shirkada sompower waxa uu shegay in shirkada sompower ay ka koobantahay badi shirkadihii laydh-ka bixinayay mustaqbalkana ay dadka ka kaafiyi doonan adeega korontada.

sompower

2 comments

  1. rg2 h tht bh

    Reply
    1. cześć chcialbym Ci zaoferowac uslugi

      Reply

Write a Reply or Comment