Category: Blog

MAAREEYAHA GUUD EE SHIRKADA SOMPOWER OO KA HADLAY ADEEGA DHINACA LAYDHA IYO DADAALKA AY KU JIRAAN

Maaerryaha guud ee shirkada sompower mudane ahmed Mohamed abdirahman(wayso)ayaa shir jaraa,id oo uu kaga hadlay manta magaalada Hargeisa waxa uu kaga waramay adeega korontada ee ay bixiyaan , maareeyuhu isga oo ka waramaya sidii ay bilaabantay shirkada sompower waxa uu shegay in shirkada sompower ay ka koobantahay badi shirkadihii laydh-ka bixinayay mustaqbalkana ay dadka ka […]

DAAH FURKA ADEEGA KORONTADA LAYDH-KA LAGAGA DHALINAYO CADCEED

Agaasimaha guud ee wasaarada tamarta iyo macdanta somaliland ayaa xadhiga ka jaray macshurruc ay shirkada adeega korontada ee sompower ka hirgalisay magaalada gebiley , mashruucaas oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noocisa ah ee laga hirglaiyo gobol-ka gebiley kaaso ay ugu tala gashay inay lacagta kaga dhinto macaamiisha shirkada ee deeganadaas, mahsrucan oo loogu magic […]